Weeraro ku soo wajahan goobo ka tirsan Muqdisho & digniino adag oo la soo saaray

Saraakiisha Sirdoonka reer galbeedka ee ku sugan Xerada taliska AMISOM ee Xalane ayaa digniino adag ka soo saaray weeraro ka soo fool leh Al-Shabaab oo ku wajahan goobo muhiim ah. Digniintan oo lala wadaagay heyadda Nabad sugida Qaranka ee NISA iyo heyadaha kale ee amaanka ayaa lagu sheegay in Al-shabaab ay qorsheysay wixii ka dambeeya … Continue reading Weeraro ku soo wajahan goobo ka tirsan Muqdisho & digniino adag oo la soo saaray